Madaxweyne Deni oo dekeda Boosaaso ka mamnuucay Shilinka Soomaaliga (Akhriso)

Madaxweynaha Puntland ayaa soo saaray wareegto dekeda magaalada Boosaaso looga mamnuucay in canshuurta lagu qaado shilinka Soomaaliga. Talaabadan ayaa timid ka dib markii sicir barar xoogan uu hareeyey qiimaha raashiinka iyo waxyaabaha kale, kaasoo ka dhashay qiimaha doolarka oo gaaray heerkii ugu soo sareeyey. Wareegtada Deni laguma sheegin lacagta canshuurta lagu qaadayo bedelkii shilinka Soomaaliga, … Continue reading Madaxweyne Deni oo dekeda Boosaaso ka mamnuucay Shilinka Soomaaliga (Akhriso)